America Lyrics » Sharma Boy : The America Lyrics / America Song Lyrics by Sharma Boy is the Latest African Song of 2022. The America Song is Sung by Sharma Boy. The America Song Music is Given by Sharma Boy. The America Song Lyrics is Written by Sharma Boy. The America Song is Released On 26th June, 2022. The America Song is Presented by Sharma Boy.
America Song Details :
Song | America |
Singer | Sharma Boy |
Music | Sharma Boy |
Lyrics | Sharma Boy |
Release Date | 26th June, 2022 |
Language | African (Rap) |
Label | Sharma Boy |
America Lyrics » Sharma Boy
Manta Korbaa Ku Kacay Kumaa I Celiyaah ,
Kalsoonibaa Igu Jidha Anoo Kaliyaah..
Jabkeyga Kuwa Rabo Isii Dhiriyeh,
Anna Kama Daalo Dantaa Waqti Galiyeeh..
Saakay Korbaa Ku Kacay Kumaa I Celiyaah..
Saakay Korbaa Ku Kacay Kumaa I Celiyaah..
Kalsoonibaa Igu Jirta Anoo Kaliyah.
Kalsoonibaa Igu Jirta Anoo Kaliyah…
Jabkeyga Kuwa Rabo Isii Dhiriyeh.
Jabkeyga Kuwa Rabo Isii Dhiriyeh..
Anna Kama Daalo Dantaa Waqti Galiyaah..
Anna Kama Daalo Dantaa Waqti Galiyaah..
Yo Eah Isoo Qabo Saaxib Caffffee,
Waa Wasaq Kalay, Kobahan Caseey..
Waxaan La Balamay Gabr,
Leylo Kasse..
Aniga Lee Baladkan Qasse,
Wir Ila Tartan Waa Kassee..
Rappkan Oo Kla Maa Kasssee,
Wey I Baryaan Anana Waan Yasssee..
Wey Iga Hareen Dadkan.
Igma Fileynin Halkaan Dalkaan..
Sharmaa Shiday Oo Damuyey Ciyaalkan,
Kuligood Anaa U Taliyo Magalkan,
Musigeyga Wax Oo Galay Marekan..
Manta Kalay Iga Celi Aduunka Aan,
Is Baray Aniga Oo Ah Wiil Somali Ah..
Shalay Galab Afartii,
School.ka Soo Baxay Afartii..
Anoo Layaan Ban Casharkii Isma,
Bartii Ku Sugaayo Baskii..
Gabarbaa Tiri Soo Matihid Yarkii..
Yarkee Soo Fanaankii Isla Barkii,
Lambarka Aan Ugu Qoray She Cell Me ..
Habeen Barkii,
Waxaan Ku Dhahay Kwrn Dharkii,
Kula Waan Ka Helay Sharkii Balse Iga Cun Dhurwalkii..
Jimcaha Subixii Waxaan,
Iska Jaray Madaxii Barkii Waxaan Iska Jafay Boorkii..
Sida Boqorkii Waxaan Ku,
Dhahay Waa Kanaa Qoorkii..
Manta Korbaa Ku Kacay Kumaa I Celiyaah..
Manta Korbaa Ku Kacay Kumaa I Celiyaah
Manta Korbaa Ku Kacay Kumaa I Celiyaah..
Manta Korbaa Ku Kacay Kumaa I Celiyaah..
Kalsoonibaa Igu Jidha Anoo Kaliyaah..
Kalsoonibaa Igu Jidha Anoo Kaliyaah..
Kalsoonibaa Igu Jidha Anoo Kaliyaah..
Kalsoonibaa Igu Jidha Anoo Kaliyaah..
Jabkeyga Kuwa Rabo Isii Dhiriyaah..
Jabkeyga Kuwa Rabo Isii Dhiriyaah..
Jabkeyga Kuwa Rabo Isii Dhiriyaah..
Jabkeyga Kuwa Rabo Isii Dhiriyaah..
Anna Kama Daaalo Dantaa Waqti Galiyaah..
Anna Kama Daaalo Dantaa Waqti Galiyaah..
Anna Kama Daaalo Dantaa Waqti Galiyaah..
Anna Kama Daaalo Dantaa Waqti Galiyaah..
Yeah Xilga Aan U Baahdo Yata Wey Timaadaa,
Qofta Kla Ma Rabtaa Waa Taasaa..
Hala Guba Beesada Manta Xarfanta..
Waa Aniga Soo Laabtay..
Manta Faniskaada,
I Yiri Mugdi La’aantaa..
Bbe Kaalay Aniga Iga Dhigo Sirta,
Jeebkaada Noqonaa Jirta..
Haku Waalan Iska Dhaaf,
Dhirta Ha Iska Badinin,
mastacmiirta..
Ma Cidloodo Meesha An Tago Waan Camirtaa,
Subag Iyo Malab Safi Aan Miirtaa..
Waxba Ma Dhigto Waan Kala Miirta,
My Ni##a Birta Maba Dhigto..
Written by : Sharma Boy
America Lyrics » Sharma Boy
America Lyrics » Sharma Boy » Official Music Video
*** NOTE:
- If You Want to Request Any Song Lyrics, Follow this Link → “Request A Song Lyrics”.
- If You Want to Submit Your Own Lyrics, Follow this Link → “Submit Lyrics”.
- If You Find Any Mistake in Our Lyrics, then Request for Correction that Lyrics. Follow this Link → “Lyrics Correction Request”.
- If You Want to Translate Any Lyrics to Your Own Language (Like – English to Arabic, English to German etc.), Just Follow this Link → “Song Translation Request”.
- Also You Can Share Your Experience with us through a Feedback, Follow this Link → “Give Feedback”.